Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha ciidanka xoogga oo tagay Janaay Cabdalle (Sawirro)

Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo uu wehliyo taliyaha ciidanka xoogga dalka ayaa maanta booqday deegaanka Janaay Cabdalle oo kamid ah deegaannadii dhawaan laga saaray Al Shabaab. Wasiirka iyo taliyaha waxaa deegaanka Janaay Cabdalle kusoo dhaweeyay saraakiil katirsan ciidanka xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Jubbaland, waxa ayna warbixin ka siiyeen xaalada deegaanka oo ciidanka … Continue reading Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha ciidanka xoogga oo tagay Janaay Cabdalle (Sawirro)